Tuesday, February 9, 2010

BBC Somali Service

Dagaal ka dhacay Muqdisho

9 qof, ayaa ku dhintay, 14 kalena way ku dhaawacmeen dagaal xalay ilaa shalay ka... 


Dhoofka Xoolaha Boosaaso

Dekedda Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland, ayaa waxaa laga dhoofiyay kumanaan... 


Dad lagu xiray Laas-Caanood

Ciidamada amniga ee Somaliland ee Laas Caanood shalay ku xiray macallimiin dugsi... 


Doon laga helay Laas-qoray

Doon soo caarisay oo ay saaran yihiin 53 qof oo nool iyo qof mayd ah, ayaa laga helay... 


Read More Posts From BBC Somali Service

Voice of America Somali Service

Isbeddelka Hoggaanka Somalia

Waa barnaamij gaar ah oo aan ku eegayno sanad kadib is-casilaadii C/llaahi Yusuf... 


Burcad-Badeedda oo qafaashay 2 markab

Burcad-badeedda Soomalida ayaa lagu soo warramayaa in ay isniintii shalay ahayd qafaasheen... 


Deeq Carab: Qarax Ayaan Maqlay

Deeq Carab oo kamid ahaa rakaabka dayuuraddii ka badbaadday qarixii Ciidda Masiixiga,... 


Banadir oo Dastuur Gaar ah Yeelaneysa

Gobolka Banadir, oo ay ku taallo caasimadda Muqdisho, ayaa yeelanya dastuur u gaar... 


Read More Posts From Voice of America Somali Service

Somali News

Dowladda Soomaaliya oo ku eedeysay kooxaha ka soo horjeeda inay ciidamo shisheeye ah ka soo dejiyeen Dekedda Ceel Macaan

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay maanta oo Isniin ah in xoogagga kasoo horjeeda ay kasoo dajiyeen dekedda Ceel macaan ee duleedka Muqdisho ciidamo shisheeye ah oo ka kooban Eriteriyaal iyo Itoobiyaan. Col. Aadan Maxamed Ibraahim (Kaalmoy) oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in 170-qof oo Itoobiyaan iyo Eriteriyaan ah ay xoogagga... [Read more of this review]


Ma hadhooyinka qaadka

Axmed Nur Axmed Waa balwad iyo caadadeeda e markii hore kuma uu baran dan iyo baahi u gaysay, daawana dhakhtarku uguma uu qorin. Hadaa waa yaabka yaabkiisa e maxaa kallifa in ay dadku balwadaha xun-xun qabatimaan? Jawaabtu waa iska fududahay. Waxaa ku xambaara ama u geeya in ay qabitimaan daroogooyinka kala duwan, waa... [Read more of this review]


Dowladda KMG oo sheegtay in qaar ka mid ah dalalka Carabta iyo Yurub ay kala hadashay joojinta Xaalufinta dhirta iyo Kiimikada lagu shubo biyaha Soomaaliya.

Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dalalka Carabta iyo Yurub ay kala hadashay joojinta Xaalufinta dhirta iyo Kiimikada lagu shubo  Read More →


130 Arday Oo Dhigta Jaamacada Bariga Africa Xurunteeda Garoowe Oo Maanta U Bilowday Intixaankii Simister-ka 1-Aad

Read More →


Ciidamada Ururka Xizbul Islaam Gobolka Hiiraan oo howlgalo ka sameeyey Deegaanka Ceelgaal ee Waqooyiga Magaalada B/weyne.

 Read More →


Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll

  For further information contact: Jo Barrett t: +44 (0)7940 703911     For immediate release  Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll   As part of the UK-based team coordinating election observers for the much-delayed presidential elections in the internationally unrecognised Republic of Somaliland, Progressio... [Read more of this review]


FAllo-Ku tagri falka sports , Macalin Kenyan ah oo tababar siinaya Macalimiinta … Daawo Sawirada

‘’Kenya should thank God for its Somali ‘troubles’’by  By CHARLES ONYANGO-OBBO  (Daily Nation)Waxaa dalka Jabuuti ka furmay wax loogu yeeray tababarka Kubadda Kolayga heerka 1aad  Read More →


O.N.L.F Statement On African Union Summit

As the heads of State of the African Union (AU) convene, the Ogaden National Liberation Front (ONLF) wishes to note the continuing suffering of the people of Ogaden at the hands of the host nation of the ongoing AU summit. The Ethiopian regime has a well documented and systematic campaign of persecution against the people of Ogaden. This campaign mainly... [Read more of this review]


Opinion

Ghaith Abdul-Ahad on the lawlessness of Somalia

 Read More →


Life in a Somali neighborhood

Life in a Somali neighborhood A somali man talks to cnn about growing up in a predominately Somali neighborhood in Minneapolis, Minnesota.  Read More →


Somalia flag hosted in Ohio state house.

To commemorate Somalia independent day. Somalia flag was hosted at Ohio state house.  Read More →


Read More Posts From Opinion