Sunday, September 5, 2010
6 Comments
Somali Music
sxb go to dr. adna aden she will fix your lip i hope so inshallah
wow that was the beautiful voise i didn;t expect at all wow
Hiirtaan lacaa hurdada Makaan hinqadee kacana Hawo iyo, hawo iyo Been buu noqdaa.
Humaag baan ku arkaa Hadana Hibashada kalgacal Hadhkeygaan ku moodaayaa.
Hadaaad halistaan jaceyl Faraxeey iiga hiilin laheyd Nafteydaan kuu huri lahaa Nafteydaan kuu huri walaal.
Hadaaad hadaad halistaan jaceyl Faraxeey iiga hiilin laheyd Nafteydaan kuu huri lahaa Nafteydaan kuu huri walaal.
Heybad,qurux iyo dadnimo Hablaha adigaa usitoo Waliba, waliba Ku hawaawiyaa.
Anoo kuu heelan baad Halistiyo, wadnaha igoysaa Hoog iyo ciil bey badaa.
humaag baaan ku arkaaa hadanaa hibashada kal gacal hadhkaygaan ku moodayaa hadaad halista jaceyl faraxey iga hileen laheyd nafteydaan ku huri lahaa walala
c/fanax waa fanaan jiraa waxaa ku nool yahey hargeisa gar ahaan xafada calamadahaa waxaanu ku jiraa kooxda saxardiid oo lo yaqaan ( hargeisa rap ) waa fanaan jiraa cabdi fanax
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website
sxb go to dr. adna aden she will fix your lip i hope so inshallah
wow that was the beautiful voise i didn;t expect at all wow
Hiirtaan lacaa hurdada
Makaan hinqadee kacana
Hawo iyo, hawo iyo
Been buu noqdaa.
Humaag baan ku arkaa
Hadana
Hibashada kalgacal
Hadhkeygaan ku moodaayaa.
Hadaaad halistaan jaceyl
Faraxeey iiga hiilin laheyd
Nafteydaan kuu huri lahaa
Nafteydaan kuu huri walaal.
Hadaaad hadaad halistaan jaceyl
Faraxeey iiga hiilin laheyd
Nafteydaan kuu huri lahaa
Nafteydaan kuu huri walaal.
Heybad,qurux iyo dadnimo
Hablaha adigaa usitoo
Waliba, waliba
Ku hawaawiyaa.
Anoo kuu heelan baad
Halistiyo, wadnaha igoysaa
Hoog iyo ciil bey badaa.
humaag baaan ku arkaaa
hadanaa
hibashada kal gacal
hadhkaygaan ku moodayaa
hadaad halista jaceyl
faraxey iga hileen laheyd
nafteydaan ku huri lahaa walala
c/fanax waa fanaan jiraa waxaa ku nool
yahey hargeisa gar ahaan xafada calamadahaa waxaanu ku jiraa kooxda
saxardiid oo lo yaqaan ( hargeisa rap )
waa fanaan jiraa cabdi fanax