Sunday, September 5, 2010

Dhaqanka iyo Hiddaha (Q-7aad ee Suugaantii Gobannimodoonka)

.

Barnaamijka oo uu soo diyaariyo soona gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu toddobaadkan ka hadlayaa suugaantii la tiriyay xiliyadii gobannimadooonka.

Si gaar ah qeybtan waxay uga hadlaysaa suugaantii la tiriyay maalintii calanka la saaray markii labada gobol ee Woqooyi iyo Koonfur ay ku midoobay Jamhuuriyadda Soomaaliya, maalintii oo ku aadaneyd 1dii July, 1960.

Read More.

Speak Your Mind

Tell us what you're thinking...
and oh, if you want a pic to show with your comment, go get a gravatar!