AMISOM oo Baro Cusub ka Sameysatay Muqdisho
Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Muqdisho ka sameystay fariisimo cusub, maxay soo kordhin doonaan fariisimahaasi
Qaxooti Somali ah oo ku xanniban Libooyo
170 qoys oo qaxooti ah ayaa ku xayiran Libooyo kadib markii dadka deegaanku ay hor-istaageen gaadiidka UNHCR oo qaxootigaasi siday.
Wicitaanka: Madaxa Gaadiidka Gurmadka deg-dega Muqdisho
Toddobaadkan waxaa barnaamijkan ku marti ah Madaxa Gaadiidka Gurmadka Muqdisho Cali Muse Sheekh oo ka hadlaya sida ay u shaqeeyaan.
Faaqidaadda: Ciidamada Midowga Africa
Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay ciidamada dheeraadka ah ee ka socda AU ee loo dirayo Somalia.
Somaliland: Olole Nadaafadeed oo qabsoomay
Gobollada Somaliland waxaa maanta ka bilaabmay olole nadaafadeed oo u si toos ah u bilaabay madaxaweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo
Somalia: Ansixinta Dastuurka oo Isfaham-waa Dhalisay
Madaxda Soomaalida ayaa isku fahmi la’ ansixinta dastuurka loo diyaarinayo Soomaaliya, iyadoo marxaladihii bilowga ahaa lagu jiro.
Martida Makarafoonka: Amiin Caamir (Amin Arts)
Farshaxanistaha Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa VOA-da uga warramay habkiisa shaqo iyo barnaamij gaar ah oo laga diyaariyay.
Beledweyne: Alshabaab oo Dhalinyaro Gacmaha Jartay
Kooxda al-Shabaab ayaa Beledweyne ka fulisay xukun gacmo jaris ah oo ay u geysatay labo dhalinyaro ah oo ay ku eedeeysay xatooyo.
Madaxweyne Shariif oo ka Hadlay Dastuurka Qabyada ah
Madaxweynaha DKMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho ka soo saaray qoraal uu kaga hadlayo dastuurka cusub ee qabyada ah
Seychelles oo Soo Bandhigtay Qorshe ku Aaddan Burcadbadeedda
Dajnjiraha Seychelles u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa VOAda uga warramay qorshaha dalkiisa ee ku aaddan Burcadda.











