Anfax » Codka Maraykanka

Martida Makarafoonka: Amiin Caamir (Amin Arts)
<object classid="clsid:6bf52a52-394a-11d3-b153-00c04f79faa6" width="400" height="120" codebase="http://activex.microsoft.com/activex/controls/mplayer/en/nsmp2inf.cab#Version=5,1,52,701">
<param name="url" value="http://media.voanews.com/audio/martida+makarafoonka09-04.Mp3" />
<param name="src" value="http://media.voanews.com/audio/martida+makarafoonka09-04.Mp3" /><embed type="application/x-mplayer2" width="400" height="120" src="http://media.voanews.com/audio/martida+makarafoonka09-04.Mp3" url="http://media.voanews.com/audio/martida+makarafoonka09-04.Mp3"></embed>
</object>

Beledweyne: Alshabaab oo Dhalinyaro Gacmaha Jartay
Maleeshiyada al-Shabaab ee gacanta ku haysa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta xukun gacmo-goys ah ku fulisay labo wiil oo dhalinyaro ah, fagaaraha xarunta gobolka.

Haaruun Cabdi oo 23 jir ah iyo Liibaan Xirsi oo 22 jir ah waxaa laga jaray min gacanta bidix, ka dib markii ay geysteen falal tuuganimo ah oo ay ku xadeen 2,200,000  sh so, sida uu ku eedeeyay xaakim ka tirsan al-shabaab.

Xukunka adimo jarista ee maanta ay fulisay kooxda al-shabaab waxa  uu noqonayaa ciqaabtii ugu weyneed, marka laga soo gudbo karbaashid iyo gubista jawaano qaad ah iyo daawooyin ay ku sheegeen inuu wakhtigoodii dhacay oo maalmihii ugu dambeeyay ay ka wadeen magaalada Beledweyne.

Xukunkan gacma goyska ah ee ay al-Shabaab fulisay ayaa ku soo beegmaya xilli maalmihii ugu dambeeyay ay dhaqaaqdhaaqayo ciidan ka wadeen duleedka magaalada Beledweyne ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG ee Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif oo ka Hadlay Dastuurka Qabyada ah
Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dastuurka cusub ee qaybada ah ee ay dhowaan soo bandhigeen guddiga federaalka dastuuriga ee madaxa bannaan.

Qoraal uu maanta soo saaray madaxweyne Shariif ee loo qeybiyay saxaafadda ayuu wuxuu ku sheegay in dastuur cusub oo Soomaaliya loo sameeyo ay tahay hawl qaran oo ahmiyad gaar ah leh, muggeeduna ballaaran yahay, taasoo ay tahay buu yiri inuu ahaado hab cad oo aan daldaloollo lahayn isla markaana ku fadhiya sharicayd iyo qaneeco shacab. Sida uu madaxweynuhu qoraalkiisa ku yiri.

Madaxweyne Shariif ayaa sidoo kale qoraalkiisa ku yiri “Si loo helo dastuur dhab ahaan ay Soomaaliya leedahay, waa in qoraalka qabyada ah uu noqdo mid ay ka dhex muuqato yididiilada iyo danaha shacabka Soomaaliyeed, taasoo lagu gaari karo ka qeyb-gal dadweyne oo aad u ballaaran”.

Madaxweynaha ayaa war saxaafadeedkiisa ku sheegay inuu aqoonsan yahay hawsha culus ee uu guddiga federaalkadastuuriga ah ee madaxa bannaan qabtay, hase yeeshee wuxuu tilmaamay in dastuurka uu u baahan yahay hufid iyo wax ku darid ka yimaada muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo qeybaha kale ee bulshada.

Madaxweyne Shariif ayaa ku taliyay in la sameeyo guddi talo bixineed, oo ka kooban Xubanaha baarlamaanka, Khubaro sharci, kuwa dhaqanka iyo shacab weynaha.

Madaxweyne Shariif ayaa sidoo kale tilmaamay in baarlamaanka hadda jira uu axdiga KMG ah awood u siinayo inay waxa ka dhiman ku daraan, oo ay ka mid tahay shareecada Islaamka, nidaamka federaalka dastuurkii 1960-kii la ansixiyay, kaasoo uu sheegay in uu haysto aftida dadweynaha Soomaaliyeed.

Ugu dambeyntii madaxweynaha ayaa xusay in baarlamaaka uu sharicyad u haysto inay sharci ka soo saaraan qaabka dastuurka cusub loo ansixinayo iyo dhammaadka xiliga kala guurka ah.

Qoraalka madaxweynaha ayaa laga dheehan karaa sida uusan ula dhacsaneyn dastuurka qabyada ah ee ay soo gudbiyeen guddiga qorista dastuurka cusub ee madaxa bannaan.

Qoraalkan uu madaxweynuhu ka soo saaray arrinta dastuurka qabyada ah ayaa ku soo beegmaya maalin ka dib markii ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke uu wareysi uu siiyay VOA-da kaga hadlay kala fikir duwanaansho u dhaxeeya isaga iyo madaxweynaha, kaasoo salka ku haya dastuurka qabyada ah.

Seychelles oo Soo Bandhigtay Qorshe ku Aaddan Burcadbadeedda
Danjire Ronny Jumeau ayaa waraysi gaar ah oo uu laanta af Soomaaliga ee VOAda siiyay ayaa waxa uu ku sheegay in burcad-badeeddu ay dhibaato ku hayaan dhaqalaaha dalkiisa.

Danjiraha ayaa tilmaamay in wax soo saarka guud ee dalkiisu uu hoos u dhacay sanadkii 2009kii 4%, taasi oo ay sabab u ahayd falalka burcad-badeeddu.

Mar la weydiiyay sida uu u arko in maxkamad caalami ah loo sameeyo dadka lagu soo eedeeyo burcad-badeednimada, ayaa waxa uu danjiruhu xusay in ay arrintaasi ka hor iman karaan caqabado badan.

Caqabadaha ugu waawayn ee uu danjiruhu xusay ayaa waxaa ka mid ah, dalka laga furi doono maxkamadda, iyo halka lagu xidhi doono dadka dambiga lagu helo, kuwaasi oo lagu xukumi karo xadhig gaaraya 10 sano iyo kabadan.

Danjiraha Seychelles ee qaramada midoobay ayaa sidoo kale tilmaamay in ay dhibaato ka iman karto cidda bixin doonta kharashka maxakamadda oo u baahan doonta shaqaale badan.

Hase ahaate waxaa uu danjiruhu soo bandhigay qorshaha dawladdiisa ee arrintaasi ku aaddan isaga oo sheegay in dalkiisu aanu waxba ka qabin in ay maxkamad saaran Soomaalida ku eedeysan burcadbadeednimada, kadibna loo wareejiyo dalkooda Somalia.

Waraysiga oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

<object classid="clsid:6bf52a52-394a-11d3-b153-00c04f79faa6" width="400" height="120" codebase="http://activex.microsoft.com/activex/controls/mplayer/en/nsmp2inf.cab#Version=5,1,52,701">
<param name="url" value="http://media.voanews.com/audio/9-4+PIRACY+IV+EDT.Mp3" />
<param name="src" value="http://media.voanews.com/audio/9-4+PIRACY+IV+EDT.Mp3" /><embed type="application/x-mplayer2" width="400" height="120" src="http://media.voanews.com/audio/9-4+PIRACY+IV+EDT.Mp3" url="http://media.voanews.com/audio/9-4+PIRACY+IV+EDT.Mp3"></embed>
</object>

Madaxda DKMG oo Dastuurka isku Khilaafsan
Waxaa mad madow uu soo kala dhexgalay madaxda sare ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya, gaar ahaan Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

Khilaafka ayaa la sheegayaa inuu ka dhashay dastuurka cusub qabyada ah ee dhowaan ay xukuumaddu soo bandhigtay.

Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in ay haboon tahay in madaxda sare ay ka fariistaan waxyaabaha la xiriira dastuurka qaybada ah, balse wuxuu sheegay inaysan habooneyn  in la diido dastuurka.

Ra'iisal wasaare Sharmaarke ayaa sheegay in dastuurka qabyada ah ay u furan tahay in laga doodo oo Soomaalida oo dhan ay u taallo, isagoo sheegay in dastuurkani looga gudbi karo nidaamka KMG ah ee haatan jira.

<object classid="clsid:6bf52a52-394a-11d3-b153-00c04f79faa6" width="400" height="120" codebase="http://activex.microsoft.com/activex/controls/mplayer/en/nsmp2inf.cab#Version=5,1,52,701">
<param name="url" value="http://media.voanews.com/audio/Cumar+Cabdirashiid.Mp3" /><embed type="application/x-mplayer2" width="400" height="120" src="http://media.voanews.com/audio/Cumar+Cabdirashiid.Mp3"></embed>
</object>

North Corolina: Duufaan Laga Cabsi Qabo
Cabsi xoog leh ayaa ka jirta gobolka North Carolina, ka dib markii la sheegay inay aad ugu soo dhowaatay duufaanta Earl.

Waxaana digniin loo jeediyay dadka degan xeebaha gobolkaasi oo loo sheegay inay feejignaadaan. Dad badan ayaa laga daadgureeyay goobihii ay ka deganaayeen dhanka xeebaha ee gobolkaasi.

Soomaalida ku dhaqan gobolka North Carolina ayaa ka mid ah dadka aadka u feejigan, iyadoona la sheegay dadka qaarkii inay bilaabeen inay ka baxaan gobolkaasi. C/rashiid Cali Yuusuf oo ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee gobolka North Carolina ayaa VOA-da uga sheekeeyay sida ay u jirto cabsida la xiriirta duufaanka Earl.

<object classid="clsid:6bf52a52-394a-11d3-b153-00c04f79faa6" width="400" height="120" codebase="http://activex.microsoft.com/activex/controls/mplayer/en/nsmp2inf.cab#Version=5,1,52,701">
<param name="url" value="http://media.voanews.com/audio/north+caroline.Mp3" />
<param name="src" value="http://media.voanews.com/audio/north+caroline.Mp3" /><embed type="application/x-mplayer2" width="400" height="120" src="http://media.voanews.com/audio/north+caroline.Mp3" url="http://media.voanews.com/audio/north+caroline.Mp3"></embed>
</object>

Rabshadaha Mozambique iyo Saameynta Ganacsiga
Dad badan oo ka careysan sare u kac ku yimid cuntada iyo shidaalka ayaa dhowrkii maalmood uu dambeeyay rabshado ka sameynaya dalka Mozambique.

Dadka careysan waxay burburin u geysteen goobo ganacsi iyo gawaari oo ay sidoo kalena dab qabadsiiyeen.

Waxay rabshadahaasi markoodii hore ka bilowdeen caasimadda Mozambique ee Mobutu, hase yeeshee waxay hadda ku sii fideen gobollo kale oo uu ku jiro gobolka Malika.

Magaalada Shimoya ee gobolka Malika waxaa ku sugan ganacsato Soomaaliyeed oo uu ka mid yahay Aadan Xirsi Maxamed. Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu wuxuu ku sheegay in sicir bararka uu ka dhashay ka dib markii uu sare u kacay qiimaha sarifka doollarka oo labo jibbaar inka badan sare u kacay.

Wuxuu sheegay in arrintaasi ay hoos u dhac ku keentay ganacsigoodii.

<object classid="clsid:6bf52a52-394a-11d3-b153-00c04f79faa6" width="400" height="120" codebase="http://activex.microsoft.com/activex/controls/mplayer/en/nsmp2inf.cab#Version=5,1,52,701">
<param name="url" value="http://media.voanews.com/audio/Rabshadaha+Mozambique.Mp3" />
<param name="src" value="http://media.voanews.com/audio/Rabshadaha+Mozambique.Mp3" /><embed type="application/x-mplayer2" width="400" height="120" src="http://media.voanews.com/audio/Rabshadaha+Mozambique.Mp3" url="http://media.voanews.com/audio/Rabshadaha+Mozambique.Mp3"></embed>
</object>

Somalia Dan ma u Tahay Ciidamo Dheeraad ah?
Dhowaan dowladda Uganda waxay sheegtay inay ciidamo dheeraad ah u direyso dalka Soomaaliya si ay ugu biiraan hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Uganda waxay kaloo sheegtay in ay diyaar u tahay inay keligeed u dirto Soomaaliya 10,000 oo askari, haddii dowladda Maraykanku ay bixineyso dhaqaale.

Hase yeeshee wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkan Maraykanka oo arrintaasi jawaab ka bixisay ayaa waxay sheegtay inay sii wadeyso taageerada dhanka qalabka, tababarka iyo saadka.

Khabiir arrimaha Geeska Afrika wax ka qorta ayaa sheegtay in ay u muuqato kooxda al-shabaab mid isku duuban, hadafkooduna uu yahay inay afgembiyaan dowladda KMG ah.

Khbaiirkaasi oo lagu magacaabo Bronwyn Bruton ayaa sheegtay in cabsida inta badan laga sheego al-Shabaab ee ah in laga yaabo inay noqoto Talibanka cusub ee Geeska Afrika inay tahay wax la buun buuniyay.

Balse waxay sheegtay in ay mudan tahay in laysweydiiyo haddii aanay jiri lahayn dowladda KMG ah, in kooxda al-Shabaab ay lahaan lahayd aragti waddaniyadeed oo ay ugu duusho dalalka dibadda.

<object classid="clsid:6bf52a52-394a-11d3-b153-00c04f79faa6" width="400" height="120" codebase="http://activex.microsoft.com/activex/controls/mplayer/en/nsmp2inf.cab#Version=5,1,52,701">
<param name="url" value="http://media.voanews.com/audio/somalia+fighting03.Mp3" />
<param name="src" value="http://media.voanews.com/audio/somalia+fighting03.Mp3" /><embed type="application/x-mplayer2" width="400" height="120" src="http://media.voanews.com/audio/somalia+fighting03.Mp3" url="http://media.voanews.com/audio/somalia+fighting03.Mp3"></embed>
</object>

Wareysi: Madaxweynaha cusub ee DDSE
Madaxweynaha cusub ee dowlad-deegaameedka Soomaalida Ethiopia, Cabdi Maxamud Cumar ayaa VOA siiyay wareysi khaas ah kadib markii shalay baarlamaanka dowlad-deegaameedku ay u doorteen inuu madaxweyne noqdo shanta sanno ee soo socota.

Madaxweyne Cabdi, wuxuu VOA u sheegay inuu soo dhisay golle wasiirro oo ka kooban kuwii hore iyo kuwo cusub, isagoo sheegay in lagu soo doortay aqoon iyo shaqo wanaag. Cabdi Max'ud Cumar wuxuu xusay in xubno ka tirsan jabhadda UWSLF oo ka mid ah jabhadihii heshiiska la galay Ethiopia ay ka mid yihiin maamulka cusub, inkastoo uu xusay inaysay ku jirin liiska gollaha wasiiradda cusub ee dowladdiisa.

Cabdi Max'ud wuxuu sheegay in maamulkan cusub uu ka shaqeyn doono arrimaha horumarinta gobolka ee dhinacyada waxbarashada, beeraha iyo adeegyada kala duwan.

Madaxweynaha cusubi, wuxuu hoosta ka xariiqay in maamulkiisani uu sii wadi doono dadaallada nabadeed ee gobolka ka socda,

Madaxweynuhu mar uu ka hadlayay garabka ka tirsan ONLF ee iyagu dagaalka kula jira Ethiopia, wuxuu kooxdaasi ku tilmaamay "Calooshood u shaqeystayaal" dhibaato ku haya dadka gobolka, wuxuuna dhinaca kale ku dooday in ONLF oo dhami ay heshiiska qaateen, mas'uuliyiintooduna ay haatan ku sugan yihiin magaalada Jigjiga.

Madaxweynaha cusub, wuxuu iska fogeeyay tacadiyada la sheego in laga geysto gobolka, khaasatan xiligii uu ahaa Madaxa Amniga ee dowlad-deegaameedka.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

<object style="width: 300px; height: 45px;" classid="clsid:6bf52a52-394a-11d3-b153-00c04f79faa6" width="300" height="45" codebase="http://activex.microsoft.com/activex/controls/mplayer/en/nsmp2inf.cab#Version=5,1,52,701">
<param name="url" value="http://media.voanews.com/audio/VOASomali-interview-with-DDS-president-03SEP10.Mp3" />
<param name="src" value="http://media.voanews.com/audio/VOASomali-interview-with-DDS-president-03SEP10.Mp3" /><embed style="width: 300px; height: 45px;" type="application/x-mplayer2" width="300" height="45" src="http://media.voanews.com/audio/VOASomali-interview-with-DDS-president-03SEP10.Mp3" url="http://media.voanews.com/audio/VOASomali-interview-with-DDS-president-03SEP10.Mp3"></embed>
</object>

Maalinta Nadaafadda Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxed Siilaanyo ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabtay shirkiisii jaraa'id ee ugu horeeyey tan iyo markii loo doortay madaxaweynenimada Somaliland.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa shirkan jaraaid kaliya ku koobay arrimo la xiriirada Nadaafada Somaliland, isagoo ku dhawaaqay maalinta nadaafadda Somaliland oo ka bilaabmaysa maalinta axadda ah ee 5-ta September. Madaxweyne Siilaanyo wuxuu sheegay in 45-kii cishoba si joogta ah loo qaban doono ololaha nadaafadda Somaliland, isagoo dadka Somaliland ugu baaqay inay kawada qeybgalaan.

Shirkan jaraa'id loogama hadlin arrimo fara badan oo la rajaynayay inuu madaxweynuhu ka hadlo, balse Afhayeenka madaxweynaha ayaa sheegay in dhawaan uu madaxweynuhu qaban doono shir jaraa'id oo uu kaga hadli doono xaaladdaha kala duwan ee Somaliland.

<object classid="clsid:6bf52a52-394a-11d3-b153-00c04f79faa6" width="300" height="45" codebase="http://activex.microsoft.com/activex/controls/mplayer/en/nsmp2inf.cab#Version=5,1,52,701">
<param name="url" value="http://media.voanews.com/audio/baaqa+silaanyo+ee+nadaafada.MP3" />
<param name="src" value="http://media.voanews.com/audio/baaqa+silaanyo+ee+nadaafada.MP3" /><embed type="application/x-mplayer2" width="300" height="45" src="http://media.voanews.com/audio/baaqa+silaanyo+ee+nadaafada.MP3" url="http://media.voanews.com/audio/baaqa+silaanyo+ee+nadaafada.MP3"></embed>
</object>