Dad Hor Leh oo Lagu eedeeyay Qaraxyadii Kampala
Labo nin oo mid u dhashay Soomaaliya mid kalena uu yahay Kenyan ayaa lagu maxkamadeeyay magaalada Kampala, maalintii shalay ahayd.
UN-ka oo Qiimeyn Ku Sameeyay Soomaaliya
Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee dhanka siyaasadda Lynn Pascoe ayaa sheegay in Soomaaliya horumar laga sameeyay.
Britain: Waan ka walaacsannahay Dagaallada Somalia
Dowladda Britain ayaa walaac ka muujisay dhimashada dadka rayidka ah iyo kuwa AMISOM ka soo gaadhaysa dagaallada ka socda Muqdisho.
Midowga Yurub oo lacago siinaya AMISOM
Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in lacag u dhiganta 60 million oo dollar ay siinayaan howlgalka ciidamada AMISOM ee ka howgala Somalia
Maaxaay: Qalab Caafimaad ayaan Geynay Muqdisho
C/casiis Muuse Maaxaay, Madaxa ururka Daryeelka Caafimadka Somalida-Maraykanka ayaa sheegay in Deeq daawooyin ah ay gaarsiiyen Muqdisho.
Dhaqanka iyo Hiddaha: Sheeko-xariirta iyo Gabayga
Barnaamijka todobaadkani waxa uu ka hadlayaa sida sheeko-xariirta loogu dhex mili karo gabayga, farriin adagna loogu gudbin karo
Warbixinno: Burcad-badeedda Xarardheere iyo Gobollada Puntland
Burcad-badeedda ka howlgasha magaalada Xarardheere oo la sheegay inay dib u soo noqonayaan, halka dhinaca Puntland-na ay hoos u dhaceen
Sudan oo Cabasho u Gudbisay Midowga Yurub (EU)
EUda ayaa dhaliilay booqashadii Cumar Albashiir uu ku tagey waddanka Kenya, arrintaas oo Keentay in Sudan u yeerto safiirka EUda khartum
Hawlgalkii Dagaal ee Ciraaq oo Dhammaaday
Madaxweyne Obama ayaa sheegay in si rasmi ah loo soo gabagabeeyay hawlgalladii ciidamada maraykanka ee Ciraaq.
Dhaawaca AMISOM oo loo Qaaday Nairobi
Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in askar ka dhaawacantay loo qaaday Nairobi.











